Kalluumaysato Soomaali ah oo ka cabanaysa maraakiib shisheeye 'oo weerar ku haya'

doon kalluumaysi

Kaluumeysatada xeebaha gobolka Jubada Hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan maraakiib shisheeye, kuwaasioo ay sheegeen in ay burburiyaan qalabka ay ku kalluumeystaan.

Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee maamulka Jubaland, oo VOA-da arrinkaasi ay wax ka weeydiisay, ayaa beenisay jiritaanka cabashada kalluumeesatada xeebaha gobolka.

Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhan.