Galka Baarista: Xogta ciidamada Soomaaliyeed ee la geeyey Eritrea

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ciidamada Soomaaliyeed ee dowladda federaalka ay gaysay dalka Eritrea, kuwaas oo hadal hayn iyo dood badan ka dhex abuuray bulshada Soomaaliyeed.

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu la hadlay ilo-wareedyo badan oo mala duwan, si uu u helo xogta rasmiga ah ee sida ciidankan lagu geeyey Eritrea iyo xaaladdooda iminka.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Xogta ciidamada Soomaaliyeed ee la geeyey Eritrea