Canada: Dugsi Sare oo Loogu Magac Daray Hodan Naaleeye

Guddiga iskuullada York ee magaalada Vaughan (Vaan) ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa badankood isku raacay in magaca dugsiga sare ee Vaughn loo baddelo Hodan Naaleeye.

Ra'yi ururin laga qaaday dadka deggen xaafadda uu iskuulka ku yaallo ayaa tiradii ugu badneyd u codeysay in iskuulka loogu magacdaro Allaha u naxariistee Hodan Naaleeye.. Warbixintan waxaa Toronto ka soo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Dugsiga Sare ee Hodan Naleye