Barnaamijka Martida Makarafoonka

Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay is-afgarad dhowaan dhexmaray Ra'iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah.

Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Professor Cabdiraxmaan Cabdiqani Ibraahim oo faallooda arimaha Soomaaliya ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka