Qaramadda Midoobay iyo dowladda Maraykanka ayaa dalbanaya in ciidamada Eritrea ay ka baxaan gudaha gobolka Tigray ee dhawaanahan dagaallo ay ka socdeen. Addis Ababa iyo Asmara ayaa labaduba beeninaya in ciidamo ka tirsan Eritrea ay halkaasi joogaan.
Warbixintan waxaa noo haya Jamal Ahmed Osman.
Your browser doesn’t support HTML5