Sarkaal lagu dilay Gaalkacyo iyo nin loo qabtay

Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ee waqooyiga Gaalkacyo, ayaa gacanta ku soo dhigey nin lagu eedeynayo in iuu ka mid ahaa rag dil xalay magaalada ugu geystay askari ka tirsan booliska Puntland.

Cumar Maxamed Samatar ayaa ka tirsanaa saraakiisha Puntland ee qeybta dambi baarista ee gobolka Mudug.

Warkan waxa Gaalkacyo ak soo direy Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Dil xalay kadhacay Gaalkacyo