Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday xayiraad deg deg ah oo la gelinayo guud ahaan gobolkaasi, kadib markii ay kordheen tirada dadka uu COVID-19 soo ridanayo iyo kuwa isbitaallada loo seexinayo xanuunkann dartiis.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto nooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5