Dagaal ka dhacay xadka Soomaalida iyo Cafarta Ethiopia

Somali region, Ethiopia

Masuuliyiinta labada dawlad deegaan ee Cafarta iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa midba ka kale ke eedeeyey in qaaday dagaal shalay galinkii dambe ka dhacay dhul ay labada dhinacba sheegaynayaan.

Wariyaha VOAda ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dagaaka Xadka Soomaalida iyo Cafarta