Askar lagu dilay weeraro ka dhacay gobolka Sh/Dhexe

Illaa 3 askari oo ka tirsanaa cidiamada dowladda ayaa ku dhintay laba weerar oo ka kala dhacay deeggaan hoostaga magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaheena Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Askar lagu dilay weeraro ka dhacay gobolka Sh/Dhexe