Dowladaha Masar iyo Uganda ayaa kala sixiiidey heshiis dhinaca milatariga ah xili ay sii kululaaneyso xiisada wabiga Nile ee u dhexeysa dalalka Masar iyo Ethiopia.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo direy wariyaheena magaalada Qahira Xuseen Cusmaan Saxnuuni
Your browser doesn’t support HTML5