Somaliland: Tirada dadka u dhimanaya COVID-19 oo korortay April

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegay inay kordheen tirada dadka uu soo ridanayo iyo kuwa u dhintay xanuunka COVID-19

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay 11-kii maalmood ee ugu horreeyey bishan April la diiwan galiyey dhimashada 64 Qof oo u dhintay cudurka CVID-19, waxaana bulshada loogu baaqay inay guryahooda ku tukadan sallaadda Taraawiixda bisha Ramadaan.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Tirada dadka u dhimanaya COVID-19 oo korortay April