ANKARA —
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in xiriirka kala dhexeeya dalka Masar uu soo hagaagayo, islamarkaana ay dhawaan is dhaafsan doonaan safiirro, waxaana wasiirka arrimaha dibadda Turkey Mevlut Cavusoglu uu rajo weyn ka muujiyay wadahadallada labada dal.
Warbxintan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5