Sool: Dagaal ay ku Dhinteen in ka Badan Toban Qof

Dagaallo shalay iyo maanta ka dhacay meel u dhow degmada Xuddun ee gobolka Sool ayaa waxaa la sheegayaa inay ku dhinteen in kabadan 10 qof, halka 20-meeyo kalena ay ku dhaawacmeen.

Dagaalkan ayaa salka ku haya muran ka dhacay ceel biyaha laga cabo oo la isku qabsaday.

Weriyaha VOA ee Laascaanood ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dagaalka Sool