Boolis ka yimid Nigeria oo gaaray Muqdisho

Booliska Nigeria ka yimid ee Muqdisho soo gaaray

Magaalada Muqdisho waxaa shalay soo gaaray xubno ka socda booliiska dalka Nigeria ee Galbeedka Afrika kuwaasi oo dalka joogi doona muddo hal sano ah, sida uu sheegay howlgalka Amisom.

Booliskan oo gaaraya 144 sarkaal, islamarkaana Muqdisho yimid shalay ayaa muddada ay joogaan waxa ay taageero dhanka howlgallada ah iyo tababaro siin doonaan booliska Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Boolis ka yimid Nigeria oo gaaray Muqdisho