Puntland oo toogasho ku xukuntay 8 dhallinyaro ah

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa dil togasha ah ku xukuntay sideed dhalinyaro ah oo sida lasheegay lagu helay kamid ahaanshaha kooxda Al-shabaab isla markaana magalada galkacyo ka fuliyay dilal.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug dhanka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa xukunkaas kaddib u waramay wariyaha VOA ee magaalada Gaalkacyo C/waaxid Macallin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

PUNTLAND OO 8 DHALLINYARO AH DIL KU RIDDAY