Australia oo sameysaneysa tallaalka COVID19

Dowlad Goboleedka Victoria ee dalka Australia ayaa ku dhawaaqday lacag dhan 50 million oo dollar in loogu bixinayo tallaal cusub oo xanuunka COVID19, isla markaana u dhigma kuwa shirkadaha Pfizer iyo Moderna ee Mareykanka lagu sameeyey.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Australia inooga soo direy wariyaheena Ibrahim Omar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Australia oo sameysaneysa tallaalka Covid19