Guddoomiyaha degmada Baraawe oo sheegay inuu ka bad-baaday iskuday dil

Baraawe

Guddoomiyaha degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa sheegay in uu ka badbaaday iskuday dil, waxaana dhacdadan ku geeriyooday qof rayid ah iyo mid ka mid ahaa ilaaladiisa.

Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Baraawe oo iskuday dil la badbaaday