Jubaland oo shaki galisay wareejinta Farmaajo ee doorashada iyo amnigeeda

Jubaland

Maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay mowqofkeeda ku aaddan hadalkii uu Baarlamanka ka horjeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in arrimaha doorashooyinka iyo amniga uu ku wareejinayo Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Maamulka Jubaland ayaa shaki galiyay qaabka wareejinta ee la xiriirta arrimaha doorashooyinka iyo amniga.

Wasiirka warfaafinta Jubbaland Eng Cabdi Xuseen ayaa arrimahaas uga warramay wariyaha VOA ee kismaayo Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo).

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo shaki galisay wareejinta amniga iyo hannaanka doorashada