Wicitaanka Dhageystaha: Mursal Saney, madaxa hay'adda Heritage

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay go’aankii Golaha Shacabka Soomaaliya uu dib ugu laabtay heshiiskii 17-ka September, taasi oo meesha ka saartay sharcigii muddo kororsiga. Go’aankaas xal ma u noqon karaa qalalaasaha siyaasadeed ee dalka. Waxaa barnaamijka marti ku ah Mursal Saney oo ah madaxda hay’adda Heritage ee Muqdisho, kuna sugan London. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Mursal Saney, madaxa hay'adda Heritage