Rooble ma ka faa’iideysan doonaa fursadda hortaalla

Maxamed Xuseen Rooble

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowaan sheegay inuu mas’uuliyadda maamulka doorashada iyo tan amniga ku wareejiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Haddaba khubarada ka faallooda siyaasadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay xukuumadda in ay la timaado fursad ay kaga faa’iidaysan karto awoodda la siiyay xilligan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalmihii la soo dhaafay waday kulamo uu la lahaa mucaaradka, waxa uuna magacaabay guddiyo.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Rooble ma ka faa’iideysan doonaa fursadda hortaalla