JABUUTI —
Dowladda Jabuuti ayaa soo dhawaysay warbixin uu soo saaray Bankiga Adduunka oo lagu qiimaynayey waxqabadka dekadaha laga dajiyo konteenarrada, warbixintaas oo Djibouti ay Afrika u gashay kalinta kowaaad, halka adduunkana ay ka noqotay kalinta 61-aad.
Warbixintan waxaa Jabuuti inooga soo dirtay Sagal Siciid Faarax.
Your browser doesn’t support HTML5