MOGADISHU —
Magaalada Muqdishu waxaa maanta laga xusay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan 15ka May.
Maalintan ayaa ah Maalin Qaran oo lagu xusuusto aas-aaskii Ururkii gobanimo-doonka SYL, kaasoo ahaa ururkii ugu horeeyay ee Soomaaliya laga hirgaliyo,lana yimid halgan adag oo loo soo galay hanashada xoriyadda Soomaaliya.
Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5