Guddoomiyaha gobolka Wajeer oo xilkii laga qaaday

Mohamed Abdi Mohamud

Guddoomiyihii gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud ayaa xilka laga qaaday, kaddib markii lagu soo eedeeyay inuu ku xadgudbay dastuurka Kenya, waxaana mooshinka xil ka qaadistiisa u codeeyay 25 xildhibaan oo ka tirsan 47-da mundane ee aqalka sare ee Senate-ka.

Faah-faahinta warkan waxaa magaalada Garissa ka soo diray wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyihii Gobolka Wajeer oo xilka laga qaaday