M. Biixi oo shaqaalaha iyo ciidamada uga digay inay siyaasadda ku milmaan xiliga doorashada

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamada ay ka reebban tahay inay ku milmaan siyaasada wakhtigan doorashada lagu jiro, isagoo xusay inay dhex u yihiin xisbiyada.

Warkan waxa hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Fatahaadda W. Jubba