Wabiga Jubba oo ku fatahay dhul-beereed

Wabiga Jubba ayaa ku fatahay dhul beereed ku yaala inta u dhaxeeysa Dagmooyinka Jamaame iyo Kismaayo waxaana uu saameeyay inta badan dalagyadii beeraha ee Gobolka Jubada Hoose.

Faafaahinta warbixintaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA ee Adan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Fatahaadda W. Jubba