Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo ku saabsan., shirka doorashada ee madaxda Dowladda Federalka iyo kuwo maamul goboleedyada ay ku leeyihiin Muqdisho.

Barnaamijka waxaa magaalada Muqdisho ku soo diyaarisay wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka