GAROOWE —
Deegaannada Puntland waxaa maanta Imtixaanka fasallada afaraad ee dugsiga sare iyo fasalka sideedaada ee dugusiga dhexe u fariistay arday kor u dhaafeysa 17 kun, waxaana daahfuray madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo madaxda Wasaaradda Waxbarashada.
Imtixaankan ayaa lagu qaadayaa 132 xarumood.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Garoowe inooga soo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5