Go'doonka ay gashay Jowhar oo saameyn xooggan yeeshay

Jowhar

Muddo toddobaadyo ah, magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa go'doon ugu jirta daadad ka dhashay fataahad uu sameeyay wabiga Shabelle, taasoo sababtay in ay xirmaan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada gala ama ka baxa.

Saameynta dhaqaale ee ay fatahaadda ku sababtay magaalada, ayaa waxaa warbixintan ku eegaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Go'doonka ay gashay Jowhar oo saameyn xooggan yeeshay