Australia oo dib loogu celiyay xayiraaddii COVID-19

Magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ayaa maalintii Labaad waxaa saaran xayiraad adag, iyadoo ay saameysay dhammaan adeegyada muhiimka u ah bulshada.

Wariyaheena Qaarada Australia Ibrahim Omar Baafo ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Melbourne ee dalka Australia .

Your browser doesn’t support HTML5

Australia oo dib loogu celiyay xayiraaddii COVID-19