Wareysi: Intee ayuu le'eg yahay kalluumeysiga sharci-darrada ah ee Soomaaliya?

Cabdullahi Bidhaan Warsame

Iyada oo dunida maanta laga xusayo Maalinta Badaha Adduunka ayay Soomaaliya waxaa si weyn saamayn ugu leh badaheeda Kalluumaysiga sharci darrada ah.

Haddaba xuska maalintan iyo xaaladda kalluumaysiga sharci darrada ah ayaa weriyahayaga Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle waxa uu ka waraystay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan Warsame. Ugu horrayna waxa uu weydiiyey sida xilligan looga faa’iidaysto kalluumaysiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Intee ayuu le'eg yahay kalluumeysiga sharci-darrada ah ee Soomaaliya?