ADDIS ABABA —
Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayay shalay ka dhacday munaasabad lagu guddoonsiiyay dowladda deegaanka Soomaalida dhul weyn oo ay ka dhistaan Xarunta Dhaqanka Soomaalida.
Wariyaha VOA, Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa oo munaasabaddaasi goob joog ka ahaa ayaa warbixintan halkaasi nooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5