TORONTO —
Walaaca ku aaddan tallaalka AstraZeneca ee dalka Canada ayaa markale soo laabtay, kaddib markii dadka qaatay tallaalka qeybta hore ee AstraZeneca lagula taliyay in tallaalka labaad ay qaataan nuucyada kale ee laga ansixiyay dalkaas.
Soomaalida qaatay tallaalka AstraZeneca ayaa kamid ah dadka ka walaacsan arrinkan.
Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Toronto Xuseen Nuur Xaaji.
Your browser doesn’t support HTML5