ISTANBUL —
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa daah furay dhismaha marin-biyood muran badi uu ka taaganyahay, kaas hirgalintiisa ay baxeyso balaayiin dollar, waxaana walaac ka muujiyay dowladda Ruushka iyo seynisyahannada qaar.
Dorian Jones iyo Jamal Ahmed Osman ayaa warbixintan ka diyaariyay, waxana inala socodsiinaya Jamal Ahmed Osman.
Your browser doesn’t support HTML5