Sidee Kulmiye u arkaa xeerka dib u furista ururada siyaasadda?

Somaliland Elections

Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa maanta ka hadlay mowqifkiisa ku aadan xeerka furista ururada siyaasada ee ay shalay ansixiyeen Golaha Guurtidu.

Guddoomiye ku-xigeenka xisbigaasi Axmed Cabdi Dheere ayaa Hargeysa ugu warramay weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee Kulmiye u arkaa xeerka dib u furista ururada siyaasadda?