Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka isugu jira dilka iyo dhaca ee ay la kulmaan ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika, waxaana marti ku ah Caamir Sheekh Xuseen oo ay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas.
Nuur Xasan Nuur ayaa soo jeedinaya barnaamijka.
Your browser doesn’t support HTML5