Maxkamadda Sare ee Somaliland oo shaacisay natiijadii doorashada

Doorashada Somaliland

Maxakamadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada kama danbaysta ah ee doorashadii Golaha Wakiilada ee Somaliland ka dhacday 31-kii Bishii May ee la soo dhaafay.

Maxakamadda Sare ayaa ku raacday natiijadii hore ay u soo saareen Gudidda Doorashoyinka Somaliland.

Warkan waxaa magaalada Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo shaacisay natiijadii doorashada