Bandhigga VOA: Xaaladda cakiran ee dalka Lubnaan

2019 VOA Logo Tri-Color over Gray Background

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xaaladda cakiran ee dalka Lubnaan kadib markii ay dowladda dalkaasi beesha caalamka ka codsatay in gargaar lala soo gaaro ciidanka dalkaasi oo qarka u saaran gaajo iyo macaluul. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Xaaladda cakiran ee dalka Lubnaan