Natiijada baaritaan lagu sameeyay biyaha laga cabo Hargeysa oo la shaaciyay

Hargeisa

Magaalada Hargeysa waxa lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyey biyaha magaalada lagu cabo, iyadoo bulshada lala wadaagay waxa lagu ogaaday, waxaana cilmi baaristan la sheegay in lagu baaray ilaa iyo 40 ceel oo biyaha laga cabo, caagadaha iyo weelasha biyaha lagu keydiyo.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Natiijada baaritaan lagu sameeyay biyaha laga cabo Hargeysa oo la shaaciyay