MUQDISHO —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo gaba-gabeeyey safar uu ku tagay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaaray ee maamul goboleedka Jubaland.
Safarka Rooble ayaa la xiriiray hirgelinta doorashada iyo sidii loo samayn lahaa dib u heshiisiin kahor maamulka iyo doorashada xildhibaannada gobolka Gedo.
Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.