Gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad oo tababar loogu qaaday Turkey

Waxaa galinkii dambe ee shalay markii ugu horeysay tababar ciidan loogu qaaday dalka Turkiga 49 gabdhood, kuwaas oo ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliya, waxana sida saraakiisha boolisku ay sheegeen ay gabdhahan soo baran doonaan fulinta howlgallada gaarka ah.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Gabdho oo tirsan ciidanka Haramcad oo tababar loogu qaaday Turkey