Maxaa xog ah oo aan ka ognahay arrinta Ikraan Tahliil Faarax?

NISA

Waxaa maalmihii u danbeeyay Baraha Bulshada heysatay hooyo Soomaaliyeed oo baadi dooneysa gabadheeda oo nolol iyo geeri aysan midda ku heyn muddo laba toddobaad ah.

Gabadhan oo 23 sana jir ah laguna magacaabo Ikraan Tahliil Faarax ayaa horey u soo noqotay Agaasimaha Xafiiska Duqqa Magaalada Muqdsho, xilligii Allaha u naxariistee Engneer Cabiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Ikraan ayaa kadib u shaqeyneysay hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin ka diyaariyey kiiska gabadhan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa xog ah oo aan ka ognahay arrinta Ikraan Tahliil Faarax?