Wicitaanka Dhageystaha: Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan wuxuu ku saabsan yahay: Haweenka Soomaaliyeed ma ku guulaysan doonaan xaqiijinta qoondadooda siyaasadeed ee doorashada soo socota ee xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya?

Waxaa Barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha