JIGJIGA —
Mas’uuliyiinta Dowlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa maanta sheegay in ay sagootiyeen ciidamo ka qayb qaadan doona hawlgallada dagaal ee ka socda gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaasi. Arrintan ayaa waxaa maanta baahiyay TV-ga ku hadla afka maamulka ee SRTV.
Wariyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warkan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5