Ganacsatada Soomaalida oo xoolo badan u dhoofiyey Imaaraadka

Ari Soomaali (Somali Goats)

Ganacsatada Soomaalida ayaa toddobaadyadii u danbeeyey waxa ay suuqyada waddanka Imaaraadka Carabta geeyeen xoolo tiradoodu ku dhowdahay 100 kun oo neef oo isugu jira ari, iyo lo’.

Xoolahaas ayaa ganacsatadu quud darreynayaan inay uga faa’iideystaan munaasibadda Ciidda Carafada.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixntaan nooga soo dirtay magaalada Dubai.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Soomaalida oo xoolo badan u dhoofiyey Imaaraadka