Wicitaanka Dhageystaha: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federaal

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer federaal

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho hufan oo waqtigeeda kusoo idlaata ma ka dhici doontaa Soomaaliya? Waxaa marti ku ah guddoomiyaha guddiga doorashada heer federal Maxamed Xasan Ciro. Waxaa daadihinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federaal