Waalidiinta Soomaaliyeed ee Kenya oo ka walaacsan culeys dhaqaale oo dhanka waxbarashada ah

Culeys dhaqaale oo xoog leh ayaa waalidiinta qaar ka haysta waxbarashada dalka Kenya, iyadoo ay jirto shaqo la’aan baahsan oo ka dhalatay xanuunka ekeeyay dunida oo dhan ee Coronavirus.

Wariyaha VOA Yaasin Ciise ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Waalidiinta Soomaaliyeed ee Kenya oo ka walaacsan culeys dhaqaale oo dhanka waxbarashada ah