Wararkii ugu dambeeyey dabka ka kacay Turkey

Dalka Turkiga ayaa ayaa waxa uu wajahayaa dabkii ugu xumaa ee ka kaca keymaha dalkaasi muddo tobanaan sanadood ah, kaasi oo weli la xakameyn la’yahay.

Dabkan oo ku faafay dhul baaxad weyn, ayaa waxaa illaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen ugu yaraan sagaal qof ilaa Arbacadii shaklay.

Dowladda Turkiga ayaa dhaleeceyn kala kulmeysa in dayuuradaheeda nuuca dab damiska ah aysan si wanaagsan u howlgalinin.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan London nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dabka ka kacay Turkey