Barn. Faaqidaadda: Doorashada Xubnaha Aqalka Sare

Ku soo dhowaada Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku falanqeyneyno sida ay ku bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo caqabadaha weli ka taagan meelaha aysan ka dhicin doorashadu.

Waxaa Muqdisho inoogu soo diyaariyay Hassan Kaff Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Faaqidaadda