Garissa: Dadka u dhimanaya COVID-19 oo soo badanaya

Wasarada Caafimaadka ee Ismaamulka Garissa ayaa shaacisay in dadka u dhimanaya cudurka Covid 19 ay ku soo badanayaan dhulka miyiga ah xili wasaraaddu ay sheegtay in Oxygen yari ay ka jirto gobalka dadkii u badnaana ay ku jiraan xarumaha lagu xananeyo dadka xanuunka qaba.

Wariyaha VOA Maxamed Farah Shire ayaa warkan kasoo direy magaaladda Gaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Garissa iyo xanuunka COVID-19