Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Geelle iyo Jeffrey Feltma?

Ismael Omar Guelleh

Ismael Omar Guelleh

Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle oo shalay qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan arimaha Geeska Afrika, waxaana kulankan uu ku so beegmey waqti Geeska Afrika ay ka taagan yihiin xiisado cooladdeed gaar ahaan dalka Ethiopia.

Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo diray Jabuuti.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Geelle iyo Ergayga Mareykanka ee Geeska Africa?